Soomaali/somali
Ka raadi www.bibliotek.dk
Søg i www.bibliotek.dk
Hoy’ga internetka ee bibliotek.dk waxa aad dhamaan maktabadda bulshada iyo maktabaddaha cilmibaarista ee Denmark ka heli kartaa oo aad ka dalban kartaa buuggaag, heeso, filimaan iyo waxyaall kale oo badan.
I bibliotek.dk kan man finde og bestille bøger, musik, film m.m. fra alle Danmarks folkebiblioteker og forskningsbiblioteker.
Kama dalban kartid bibliotek.dk waxyaallo aan ku qorneyn bibliotek.dk. Haddii aad waxyaallo kale u baahan tahay la xiriir maktabadda xaafadaada.
bibliotek.dk er ikke et bibliotek, men en database over hvad der findes på danske offentlige biblioteker. Du kan ikke via bibliotek.dk bestille materiale, som ikke er med i bibliotek.dk. Henvend dig i stedet til dit lokale bibliotek.
Haddii aad u baahan tahay caawin ku saabsan bibliotek.dk waxa aad ka heli kartaa maktabadda xaafaddaada.
Kontakt dit lokale bibliotek, hvis du har brug for hjælp til bibliotek.dk.
Ka dhex raadi mawduucyada la soo xulay ee bibliotek.dk:
Eksempler på søgninger:
- Buug sheeko ah, Sheekooyin gaagaaban, Gabayaal
Romaner, noveller, digte - Cudur iyo caafimaad
Sygdom og sundhed - Cunto sameyn
Madlavning - Taariikh
Historie - Buuggaag carruureed
Børnebøger - Heeso
Musik - Filimaan
Film